Maxaa kusoo kordhay Xaaladda Suudaan.(Falanqeyn iyo Waraysi)

Weli xaaladda dalka Suudaan ayaa kacsan, waxaana dhegta loo wada taagayaa bayaanka la filayo iney soo saaraan milliteriga wadankaas.

Xaaladda ayaa ah mid kacsan, waxaana la ogeyn halka uu ku dambeeyo madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir, kaas oo la sheegayo in xilka si xoog ah looga qaaday.

Hadaba hoos ka dhagayso Falanqeyn ku saabsan xaaladda Suudaan iyo waraysi aan la yeelanay qof ku sugan magaalada Al-khardhuum.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn iyo Waraysi ku saabsan xaaladda Suudaan.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.