Qarax ka dhacay Duleedka Muqdisho.

Ciidamo katirsan kuwa Bangarfta ee ka amar qaata Maraykanka ayaa lagu weeraray duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Qarax xoogan ayaa lala helay gaari nooca Cabdi bile ah oo ay saarnaayeen askar katirsan Bankrafta, iyadoona waxyeello ay gaartay gawaari kale oo ay ciidamadu saarnaayeen.

Dad Goobjoogayaal ah waxay sheegeen in khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu gaaray ciidamada Bankrafta, waxaana masuuliyadda sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.