Aqoonyahan Suldaan Garyare oo Ka Hadlay Qariidadda Ay Itoobiya Sameysay Iyo Micnaha Ku Duugan.

Suldaan Maxamad Gar Yare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee sida aadka ah ugu dhuun daloola arrimaha Bariga iyo Geeska Afrika ayaa idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan uga waramay Sawirkii ay shalay baahisay dowladda Itoobiya oo ay kusoo bandhigtay muuqaalka qaaradda Afrika kaasoo ay ka saartay dalka Soomaaliya, sida muuqatayna ku darsatay wadankeeda.

Inkastoo ay markii dambe barahooda gaarka ah ka saareen markii ay arkeen shucuurta dadka Soomaaliyeed dal iyo dibadba, ayaa haddana waxaa muhim ah in si cilmeysan loo eego arrintan si loo helo macluumaad badan oo uu qof walbaahi ku garan karayo damaca Itoobiya iyo xaaladda ay ku sugan tahay Soomaaliya.

Si aan wax badan uga ogaano arrintan waxaan wareysanay Suldaan Maxamad Gar Yare.

Halkan Ka Degso Wareysiga Suldaan Gar Yare

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.