Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Axkaamta Ciiddaul-Fidriga.
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa mawaadiic muhim ah.
Todobaadkan waxaa lagu soo qaatay Axkaamta Ciidul-Fidriga.