Ciidamo katirsan dowladda Oo kamiin ku dhacay.

Warar kusoo dhacaya warqabadka idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan dowladda ay ku dheceen kamiin culus, xilli ay marayeen qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidamadan ayaa ka baxay deegaanka Bariire ee Shabeellaha hoose, waxaana markii ay inyar socdeen ay ku dheceen kamiin aad u xoogan.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa horey ugu diyaarsanaa weerarka, waxaana lasoo warinayaa in askarta dowladda uu gaaray khasaare kala duwan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.