DEG-DEG: Camaliyad Nafhurnimo oo ka dhacday Muqdisho.

Naftii hure katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar Nafhurnimo ah ku qaaday xarunta maamulka degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir.

Jugta camaliyadda waxaa laga maqlay qeybo badan oo katirsan Muqdisho, waxaana burbur xoog leh uu gaaray dhismaha xarunta maamulka degmada Wardhiigley.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda Camlaliyadan.

Wixii faafaahin ah waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.