DEG-DEG: Taliyihii ciidamada isku dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug Oo la dilay.

War deg deg ah oo kusoo dhacaya warqabadka idaacadda islaamiga ee Al-furqaan wuxuu xaqiijinayaa in magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu dilay taliyihii ciidamada isku dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug.

Khaliif Nuur Shiil o ahaa taliyaha ciidamada isku dhafka ee labada maamul ayaa lagu dilay howlgal gaar ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Masuuliyadda dilka sarkaalkan sare waxaa sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

You might also like
1 Comment
  1. Andulrahman says

    Please theme kaa waa na gu adag tahay ee kii hore ku celsha waa cdsi isticmaal ahaan & qurux ahaan kii horaa ka sita

Leave A Reply

Your email address will not be published.