Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dmabeeyay iyo wareysiyo muhim ah.
Halkan kala deg dhuuxa wareysiyada 05 05 2019 .
Ascw
Salaam Karin waxaan Culimada weydiin lahaa wadamada Yurub & Mareykanka waxaan Zakaatul Fitriga Laguna qiimeeyaa Lacag, marka sooma banana in Lacag Laguna bixiyo Zakaatul Fitriga.
Jazakalahu-Kheyran.