Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Uu Marti Ku Ahaa Sh/Nuur M. C/raxmaan.
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah. Maanta waxaa marti ku ahaa Sheekh Nuur Macallim Cabdiraxmaan.