Dhibaatada heysata Waalidiinta Ku nool Qurbaha.(Dhagayso Warbixin)

Wadamada Reer galbeedka waxaa ku nool jaaliyado badan oo Soomaali ah, kuwaas oo la kulmayo dhibaatooyin noocyo kala duwan leh.

Mid kamid ah dhibaatooyinka Soomaalida ku heysata wadamada Reer galbeedka waxaa kamid ah in caruurtooda si qasab ah looga qaato, iyadoo lagu eedeynayo arimo kala duwan.

Warbixintan waxay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ku eegeysaa dhibaatadaas iyo waxaa keenay, iyadoo soo bandhigeysa hooyooyin baroonaya.

Waxay sidoo kale warbixintu soo gudbineysaa xalka looga bixi karo dhibaatada taagan.

Halkan ka dhagayso Warbixin Dhibaatada heysata Waalidiinta ku nool  Qurbaha  iyo xalka dhibaatadaas.

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.