Faafaahin laga helayo Khasaaraha ka dhashey Camaliyadii lagu qaaday xarunta Wardhiigley.(Dhagayso)

Naftii hure katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maalintii shalay weerar ku qaaday xarunta maamulka degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir, halkaas oo uu ka socda kulan ay isug yimaadeen laamaha amaanka ee degmada.

Weerarka Nafhurnimada oo ka dhacay bartankaa xarunta ayaa dhaliyay khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dadka ku dhintay kamid ah masuuliyiin katirsan maamulka degmada.

Halkan ka dhagayso magacyada qaar kamid ah xubnaha ku dhintay Camaliyadda.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.