Kitaabka Al-Arbacuuna-Nisaa’iyah: Sheekh Cali Katiin(Dhageyso 17-18)

Kitaabka Al-Arbacuuna-Nisaa’iyah waa kitaab qayim ah oo si gaar ah u taabanaya haweenka muslimaaka ah, waxaana Idaacadda Al-Furqaan ka jeediya Sheekh Cali Katiin oo kamid ah culimada diinta Islaamka.

Halkan ka dhagayso Dersiga 17-aad ee kitaabka Al-Arbacuuna-Nisaa’iyah

Halkan ka dhagayso Dersiga 18-aad ee kitaabka Al-Arbacuuna-Nisaa’iyah

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.