Kitaabka Al-Arbacuuna-Nisaa’iyah: Sheekh Cali Katiin(Dhageyso 22)
Kitaabka Al-Arbacuuna-Nisaa’iyah waa kitaab qayim ah oo si gaar ah u taabanaya haweenka muslimaaka ah, waxaana Idaacadda Al-Furqaan ka jeediya Sheekh Cali Katiin oo kamid ah culimada diinta Islaamka.
Halkan ka dhagayso Dersiga 22-aad ee kitaabka Al-Arbacuuna-Nisaa’iyah