Maxaad kala socotaa Duqeymaha ku xoogeystay Wuqooyiga Suuriya?

Magaalooyinka iyo deegaannada wuqooyiga dalka Suuriya ee ay gacanta ku hayaan kooxaha JIhaadiyiinta iyo Mucaaradka ayaa waxa kusii xoogeysatay duqeymaha ay ku garaacayaan diyaaradaha Ruushka iyo kuwa Nidaamka.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa sii kordhay duqeymaha oo si aan loo meel dayin loogu beegsanayo goobaha dadweynaha u badanyihiin.

Tani waxay u muuqataa inuu fashilmay heshiiskii ay saxiixeen dowladaha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan, kaas oo deegaannada dhaca wuqooyiga Suuriya loogu aqoonsaday goob howlgallada milliteriga ka caagan.

Wararkii ugu dambeeyay ee wuqooyiga Suuriya ka dhagayso Linkiga hoose.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn Warbixin ku aadan xaaladda wuqooyiga Suuriya.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.