Munaasabad heer sare ah oo ka dhacday Jilib.(Sawirro)

Magaalada Jilib ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu soo afmeerayay tartan qur’aan akhris ah oo dhexmaraya dadka waaweyn ee wilaayaadka islaamiga.

Gebegebada munaasabadda, waxaa ka qeybgalay masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, culimo, iyo Nabadoono, waxaana la abaal mariyay dadkii kaalmaha koowaad, labaad iyo sadexaad galay.

Kaalinta koowaad waxaa galay ardey u tartamayay wilaayada islaamiga ee Banaadir, waxana la gudoonsiiyay lacag dhan 3000 oo dollarka Maraykanka ah, Computer cusub iyo kutubo.

Labaadna waxaa wada galay macallimiin ka socotay wilaayaadka Baay iyo bakool iyo Banaadir.

Hoos ka daawo Sawirro laga soo qaaday Xafladda.

You might also like
1 Comment
  1. Mohammed says

    Ma sha Allah

Leave A Reply

Your email address will not be published.