Halgankii Daraawiishta: Dhagayso Qeybta 3-aad.
Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo Daraawiish ay la galeen gumeystayaashii dalka kusoo duulay.