Daawo: Sida Looga ciiday Kuunya-barrow.

Deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal kamid ah dadka deegaanka ay isugu soo baxeen fagaare ku yaala magaalada.

Maamulka islaamiga ayaa horay u iclaamiyay halka lagu tukanayo, waxaana barxadda lagu tukaday ka muuqday diyaar garow iyo waqti la geliyay.

Hoos ka daawo Sawirrada Sida looga ciiday Kuunya-barrow.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.