Dagaal Askar lagu dilay oo ka dhacay Bariire.

Saldhiga Ciidamada dowladda ee Bariire oo xilli horel a weeraray.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday deegaanka Bariire oo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan kuwa dowladda iyo Shisheeyaha.

Dagaalka oo ahaa mid culus, la iskuna adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada huwanta ah ee ku sugan.

Warar ay heshay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay xaqiijinayaan in ugu yaraan 5 askari oo katirsan kuwa dowladda lagu dilay weerarkaas, halka tiro askar Shisheeye ahna ay ku dhinteen dagaalka.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa marar badan waxay weeraro qorsheysan ku qaadeen askarta huwanta ah ee jooga Bariire.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.