DEG-DEG: Maxamed Qanyare Afrax Oo Geeriyooday.

War deg deg ah oo la helayo ayaa ku waramaya inuu geeriyooday hogaamiye kooxeedka Maxamed Qanyare Afrax oo kamid ahaa xillibaannadii baarlamaankii KMG ee dowladda.

Mahad Salaad oo ah xubin katirsan Baarlamaanka ayaa bartiisa facebooka wuxuu soo dhigay qoraal tacsi ah oo uu ku xaqiijinayo geerida Maxamed Qanyare Afrax.

Maxamed Qanyare Afrax ayaa kamid ahaa dagaal oogayaashii soo maray Soomaaliya, kana tagay taariikh madow, wuxuuna kamid ahaa isbaheysigii la dagaalanka Argagaxisada ee uu Maraykanku taageerayay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.