Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 15-10-1440-ka oo waafaqsan 18-06-2019, waxaana barnaamijka soo jeedinaya wariye Cabdullaahi Soomaali.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa wareysiyada 18 06 2019.lite