Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 20 Shawaal 1440 oo ku asteysan 22-06-2019 Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir Calasow.

Halkan ka dhageyso dhuuxa wareysiyada 22 06 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.