Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 22 Shawaal 1440 oo ku asteysan 24-06-2019 Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Yaasiin Soomaali.

Halkan ka dhagayso Dhuuxa wareysiyada 24 06 2019.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.