Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mowduuc muhim ah, lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 18 Shawaal 1440, oo ku asteysan 21-06-2019. Waxaa barnaamijka lagu falanqeeyay ama looga jawaabay Soomaaliya ma dal xor ah baa, mise waa wadan la gumeysto, waxaana ka qeyb galay sarkaal dowladda ka tirsan iyo aqoonyahan Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.