Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Uu Marti Ku Ahaa Sh/Nuur M. C/raxmaan.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana uu caan ku yahay in lagu soo qaato mawaadiic muhim ah kana tarjumaya xaaladda la taagan yahay, iyadoo laga qeyb galiyo dad aqoon u leh hadba qodobka markaa la falanqeynayo.

Haddaba Soomaaliya waxaa jooga ciidamo shisheeye oo isbahaysi ah, waxay sheegayaan iney nabadda u ilaalinayaan Soomaalida, waxa kaloo dowladihii keenay ay sheegayaan iney Soomaalida dowlad iyo kala dambeyn u dhisayaan. Maxaa ka dhab ah, maxaase ka dhallanteed ah? waxaa si qoto dheer oo sharci ah inoola falanqeeyay Sheekh Nuur Macallim C/raxmaan oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.