Dhageyso Warka subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 20 Shawaal oo ku asteysan 23-06 2019 warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.