Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa jimco taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 25 shawwaal. oo ku asteysan 27-06-2019 warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi Soomaali