Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 15 shawaal 1440 oo ku asteysan 18 06 2019 warka subaxnimo waxaa soo jeediya Cabdulaahi soomaali

HALKAN KA DEGSO WARKA WARKA SUBAXNIMO

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.