Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 18 Shawaal 1440 oo ku asteysan 21-06-2019 warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.