Idaacadda Al-furqaan oo U Hambalyeeneysa Dhageystayaasheeda.

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa u hambalyeeneysa ummadda islaamka ah gaar ahaan dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda munaasabadda Ciidul-fidriga awgeed.

Al-furqaan oo ah warbaahin islaami ah oo madax bannaan, had iyo jeerna u dhuun daloosha arrimaha muslimiinta caalamka ayaa wuxuu maamulkeeda idin leeyahay:-

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وكل عام وأنتم بخير

Ciiddan ciideeda Alle wanaag iyo kheyr hay nagu gaarsiiyo, muslimiintana Alle dhibka heysta haka dul qaado.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.