Sawirro: Jilib oo si wanaagsan Looga Ciiday.
Magaalada Jilib ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona dad aad u badan ay salaadda ciida ku tukadeen Musallaha weyn ee ku yaala magaalada.
Hoos ka daawo Sawirrada Ciida ee Jilib.