Sidee Looga Ciiday Jannaale.(Sawirro)

Degmada Jannaale ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona dadku ay fagaare ku tukadeen salaadda Ciida.

Wejiyada dadka waxaa ka muuqday farxadda ciida, caruurta yar yar ayaana la arkayay iyagoo hadba dhinac u socda wadooyinka.

Hoos ka daawo Sawirro laga soo qaaday Ciida Jannaale.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.