Suldaan Mayow: Ninkii ay Maraykanku ku dileen Tooratoorow wuxuu ahaa Dullaal.

Midig: Suldaan Max’ed Abuukar Mayow oo caleema saaraya ugaaska Tunni.

Suldaan Maxa’ed Abuukar Mayow oo ah Afhayeenka Odayaasha dhaqanka ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa waraysi uu siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan wuxuu kaga hadlay duqeyn ay Maraykanku ka fuliyeen qeybo kamid ah gobolka.

Suldaanka ayaa sheegay in Macallin Ibraahim uu ahaa nin caan ah oo dallaal ah, islamarkaana rara gawaarida dadweynaha ee ka baxa deegaanka Tooratoorow.

Wuxuu waxba kama jiraan ku tilmaamay warka kasoo baxay Maraykanka ee ay ku sheegteen in macallinku ahaa xubin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan ka dhagayso waraysiga Suldaan Maxa’ed Abuukar Mayow.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.