Weerar Nafhurnimo oo ka dhacay bartamaha wadanka Yaman.
Sida lagu baahiyay qoraal kasoo baxay Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca oo ah faraca Alqaacida ee Yaman, waxaa camaliyad Nafhurnimo lagu weerarya ciidamo katirsan malleeshiyaadka daacadda u ah IMaaraadka, ee k sugan wadankaas.
Weerarka oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo uu kaxeynayay naftii hure katirsan mujaahidiinta ayaa beegsaday bar ay ku sugnaayeen malleeshiyaadka oo ku taalla gobolka ALbeydaa ee bartamaha wadanka Yaman.
Camaliyadda waxay si gaar ah uga dhacday deegaanka Miswara ee gobolka Albeyda, waxayna gallaafatay nolosha ciidamo katirsan kuwii goobta ku sugnaa.
ANsaaru Shareeca waxay sheegtay in howlgalka uu fuliyay dagaalyahan katirsan rageeda, uuna ka dhashey waxyeello isuga jirta dhimasho iyo dhaawac.
Weerarkan ayaa yimid, iyadoo dhawaan Ansaaru Shareeca war ay soo saartay ay dadka muslimiinta ah ugu baaqday iney ka fogaadana goobaha ay xarumaha ciidan ka dhigteen malleeshiyaadka daacadda u ah IMaaraadka oo ku kaca gabood fallo xanuun badan oo ka dhan ah dadka shacabka ah.