Sawirro: Wilaayada Shabeelaha Hoose oo Hir Galisay Mashruuc Lagula Dagaalamayo Kaneecada.

Maamulka islaamiga ah ee Shabeelaha hoose ayaa degaanka Kuunyo-barrow ka hir galiyay ol’ole lagula dagaalamayo kaneecada.

Ol’olahan oo uu ku baxay dhaqaale iyo juhdi ayaa si hab sami leh uga socda degaanka, waxaana loo xil saaray koox u tababaran oo qalabkoodu u dhammeystiran yahay.

Maamulka ayaa inoo sheegay in ol’olahan horay looga soo fuliyay dhowr degaan islamarkaana lagu guuleystay hadafkii laga lahaa oo ah in kaneecada lala diriro.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.