Dhagayso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa axad, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 18 dul Qacdah oo ku asteysan 21 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhageyso warka Subaxnimo 21 07 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.