Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Hawl Galkii Xarunta Dowladda Hoose.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 23 Dulqacdah 1440, oo ku asteysan 26/07/2019. Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa lagu falanqeeyay maanta hawl galkii Arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay xarunta gobolka Banaadir. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya C/fitaax Filibiin.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.