Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Mowduuc Muhim Ah Lagu Soo Qaatay.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mowduuc muhim ah, lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 02 Dulqicdah 1440, oo ku asteysan 05/07/2019, Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa soo jeedinaya C/Fataax Maxamad.