Dhageyso: Faahfaahinta Khasaarihii Hotel Cascasey Iyo Magacyada Dadkii Ku Dhintay.

Falanqeyn ka baxday idaacadda Al-furqaan duhurnimadii maanta ayaa waxaa lagu soo bandhigay xog badan oo ku saabsan weerarkii hotel Cascaseey oo qaatay muddo ku dhow 16 saacadood.

Faahfaahintan ayaa waxaa laga heli karaa magacyada dadka ugu caansan ee ku dhintay weerarka waxaana ku jira codadka dad la wareystay oo goob joog ahaa iyo mas’uuliyiin.

Halkan Ka Degso faahfaahinta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.