Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 27 dul Qacdah oo ku asteysan 30-07-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmad.
Halkan ka dhagayso War duhur 30-07-2019