Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa talaado, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29 Shawwaal oo ku asteysan 02 07-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi soomaali.