Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco , taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 14 dul Qacdah oo ku asteysan 17 07-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmad.