Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa khamiis  taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 22 dul Qacdah oo ku asteysan 25 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Max’ed.

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.