Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 23 dul Qacdah oo ku asteysan 26 07-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.