Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 16 dul Qacdah oo ku asteysan 19 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad C/llaahi .

HALKAN KA DEGSO WARKA SUBAXNIMO 19 07 2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.