Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa isniin  taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 20 dul Qacdah oo ku asteysan 23 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.

Halkan Ka Degso War Subax 23-07-2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.