Maxay Ilhaan Cumar Utaageertaa Dhaqamada Qowmu Luudka.?(Dhageyso)
ilhaan cumar iyadoo sideed sanno jir ah ayaa la geeyay dalka Kenya, afar sanno kadibna waalidkeeda ayaa ula dhaqaaqay wadanka Maaraykanka oo ay gashay iyadoo 12 sanno jir ah,halkaasi ayayna ka bilowday waxbarashadeed.
Hadda waxay kamid tahay Xildhibaanada Baarlamanka Maraykanka ee u olooleeya ficilka Qowmu Luudka.
Aqooyahan Cabdullaahi Cali oo ku sugan Maraykanka ayaa sheegaya in Ilhaan ay kamid tahay urur ay ku mideysanyihiin dadkaisku jinsiga ah ee isu dhaxa.
Cabdullaahi ayaa meesha ka saaray haweeneydan inaysan matalin Soomaalida ku nool Maraykanka maadaama ay ka fogaatay diinta sida uu sheegay islamarkaana oo ay udoodeysa Qowmu Luudka.
Llhaan ayaa kamid ah xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo ah xisbo taageera Qowmu Luudka islamarkaana caan ku ah inay dhagraan umadda iyadoo la xasuusto dhibaatadii Muslimiintu uu ugaystay Brack obama oo kamid ahaa xisbigaasi.
Wareysiga ayaa lagu faafaahiyay sababta ay uteegeerto Qowmu luudka.