Video+Sawirro: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno Qeyb Cusub (Gobolka Bay)

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa warbixin muuqaal ah oo ay ka diyaarisay wax soo saarka gobolka Bay, gaar ahaan Beeraha.

Warbixintan oo ah qeybta labaad ee silsiladda (Beeraha dalkeena maan ku baahi beelno) ayaa waxay kuu soo bandhigeysaa heerka wax soo saar iyo horumarka gobolka, waxayna ka kooban tahay labo qeyb iyadoo aan maalmo ka hor idiin soo gudbinnay qeybta 2-aad, wajigeedii 1-aad, halka qeybta 2-aad wajigeedii 2-aadna aan haatan idiin soo gudbineyno.

Qeybtii hore, intiinnii la socotay waxaad ku daawateen beerihii oo baxayya, balse qeybtan cusub waxaad ku daawanaysaan beerihii oo la goosanayo iyo natiijada.

Horay waxay Al-furqaan Media u baahisay qeybtii koowaad ee silsiladdan oo ay kusoo qaadatay beeraha degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.

HOOS KA DAAWO VEDIA-GA IYO SAWIRRADA

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.