Al-Qaacidada Jaziiradda Carabta oo war kasoo saartay xaaladda Yemen.(Bayaan)

 

Bayaankan oo ku qurnaa luuqada carabiga, kana koobnaa dhowr page waxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab uga hadleen xaaladda kacsan iyo xiisada ka aloosankoonufrta wadanka Yemen.

Horudhac iyo furfurasho kadib, wuxuu bayaanku si xeeldheer uga hadlay mu’aamaradaha iyo shirqoollada ay la kulmayaan muslimiinta caalamka, wuxuuna sheegay in dadka dega koonfurta Yemen ay iyaguna la noolyihiin qeyb kamid ah shirqoolladaas.

“ Waxa maanta ka taagan koonfurta Yemen ma ahan wax  billowday xilligan, balse waa natiijada ka dhalatay shirqoollo ay soo maleegeen Isbaheysiga carbeed ee sheegtay inuu u yimid taageerada iyo badbaadada Yemen. Shirqooladan waxay soo muuqdeen markii ay kuwa soo agasimey ay u arkeen in xilligan uu yahay waqtiga ugu munaasabsan, balse amarka horey iyo hadaba Alle ayaa iska leh” ayaa lagu yiri bayaanka mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab.

Bayaanka wuxuu si adag u sheegay in ahdaafta Taxaalufka carbeed aanu marnaba ahayn taageereyda iyo taakuleynta reer Yemen, taas bedelkeeda ay u socdeen ahdaaf ay iyagu leeyihiin, iyo kuwa kale oo ay leedahay dowladda Maraykanka.

“dowladaha Isbaheysiga carbeed oo ay ugu horeeyeen Aala-sucuud iyo Imaaraadka uma imanin iney taageeraan oo ay badbaadiyaan Yemen, umana soo qalab qaadan iney soo celiyaan rajada muslimiinta kunool dhulkan wanaagsan, ee waxay halkan u yimaadeen iney fushadaan ahdaaf iyaga u gaar ah, iyo kuwa kale oo ay leeyihiin madaxdooda gaalada ah oo ay ugu horeyso Maraykanka”. Ayaa lagu yiri bayaanka.

Xukuumadda Cabdi-Rabbi Haadi Mansuur ayuu soo hadal qaadayaa bayaanka kasoo baxay Alqaacidada Jaziiratul Carab, taas oo uu ku tilmaamay iney Imaaraadka iyo dowladaha lamidka ah ku gacan siisay iney la wareegaan koonfurta dalka.

“ Uma tacsiyeyneyno xukuumadda sharciyadda ee ka tagtay shareecada Islaamka, qaraarkeedana u dhiibatay dad kale, daalimiintana dhulka ku wareejisay si ay ugu kacaan gabood fallo iyo shirqool, intaas oo keliya maahe ugu kaalmeysay dulmiga, illa ugu dambeyn Alle uu ku salladay iyaga, ee waxaan u tacsiyadeyneynaa dadka iyo dhulka, ee la boobayo hantidooda, xuquuqdoodana la duudsiinayo, diintoodana laga fasahaadinayo oo dhiigoodana la daadinayo..”.

Xaqiiqda labada dowladood waa Imaaraadka iyo Aala-sucuude, ee hadda geysanaya dhibaatada ugu badan ayaa lagu soo hadal qaaday bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta, waxaana lagu sheegay inaaney jirin albaab shareed oo ay dhaafeen labadaas dowladood.

Waxay u boodaan, sida bayaanka lagu sheegay iney ka hortagaan oo ay damiyaan nuur kasta oo kasoo dillaaca wadamada muslimiinta, dulmigooda iyo dhibaatadooda xitaa kama badbaadin muslimiinta ay iyagu xukumaan, waxaana Aala-sucuud uu hadda wadaa olole ballaaran oo lagu bedelayo muslimiinta Xarameynka.

“ Ammaa Imaaraadka sow ma ahan, waa macalimada dowladaha ee barta fasahaadka iyo sida wax loo fasahaadiyo, Aala-Sucuudna way uga hormartay mashaariicdaas, illaa ay Imaaraadku noqatay xarun caalami ah oo ku caan baxday tumashada iyo qaawnida..” ayaa lagu yiri bayaanka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab.

Qeybaha dambe ee bayaanka waxaa lagu diray farriimo muhiim ah oo ku socda muslimiinta koonfurta Yemen, culimada iyo xitaa dadka u shaqeynaya Imaaraadka ee geysanaya dhibaatooyinka.

“Ehelkeena ku nool Yamanta xikamadda iyo iimaanka, gaar ahaan kuwa dega Koonfurta, waxan idin kula hadleynaa Iimaanka aad ehelkiisa tihiin, iyo xikmadda aad dadkeeda tihiin, ogaada in wixii lagu dhiso baadil ay yihiin baadhil, mashaariicda ay wadaan kuwan daalimiinta, ee ay kamid tahay kala qeybinta iyo kicinta cadaawad ku saleysan cunsuriyad,  dhibaatooyinkeeda waxay gaarayaan oo keliya shacabka… ee waa lama huraan in loo laabto diinta iyo shareecada oo ay ku jirto cizziga iyo sharafka umadan, iyada ayaana lagu soo celin karaa sharafka iyo xuquuda maqan.. waana inaan micnaha Jihaadka wadada Allaah aan ku nooleyno nafteena, waxaan nahay dad uu Alle ku cizeeyey Islaamka, haddii aan cizziga ka raadino meel kale waan dulloobeynaa, waa lama huraan in shareecadu ahaado iftiinka nolosha, iyo tooshka aan ku iftiinsaneyno wadada..” ayaa lagu yiri bayaanka Mujaahidiinta Alqaacida.

Farriinta kale ee loo diray culimada muslimiinta ee ku nool Koonfurta Yemen waxay u qorneyd sidatan:-

“dadkka cilmiga, diinta iyo wanaaga leh, Alle uga cabsada diinta dadka iyo caqiidadooda, oo tusa waaqica ay ku noolyihiin iyo shirqoollada loo maleeegayo, noqdana dad ku jira safka hore, oo looga daydo cadeynta xaqqa iyo nafhurka, waxaana idin kaga digeynaa in Islaamka looga yimaado dhankiina, waxaad ku jirtaa liiska dadka ay beegsanayaan daalimiinta, ee waxaan idin kula dardaarmeynaa sabar, sugnaan iyo in la  maro dhabaha saadiqiinta”.

Ugu dameyn bayaanka Al-Qaacidada Jaziiratul Carab, waxaa lagula hadlay dadka ay ku adeeganeyso Imaaraadka ee fulinaya mashaariicadeeda, waxaana lagu yiri:-

“ dadka horboodaya mashaariicdaas, ahna tiirarkeeda, iyo qof weliba oo ay gacmihiisa ka qooyanyihin dhiiga culimada iyo muslimiinta, kana qeyb qaatay xadgudubka ka dhanka ah xurumaatka muslimiinta, waxaan leenahay naftaada mooye cid kale ha eedeyn, dilaagana ugu bishaareey dil waqtigaba ha dheeraade, abaalmarintuna waa waxa uu qofku kasbaday” ayaa lagu yiri bayaanka Mujaahidiinta Alqaacida ee Jaziiratul Carab.

Bayaankan kasoo baxay Al-Qaacidada Jaziiratul Carab, islamarkaana ay baahisay mu’assasada Al-malaaxim, wuxuu imaanayaa iyadoo dagaallo ay ka socdaan koonfurta wadanka Yemen, kuwaas oo u dhexeeya malleeshiyaad ka amar qaata Imaaraadka carabta iyo ciidanka xukuumadda Yemen.

Malleeshiyaadka ayaa doonaya iney koonfurta noqoto dal ka madax banaan Yemen inteeda kale, waxaana taageeraya Imaaraadka iyo dowlado kale.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.