Askari katirsan ciidamada dowladda Oo lagu dilay Shabeellaha hoose.
Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa kamiin u dhigay askari katirsna ciidamada dowladda oo ku safrayay duleedka degmada Awdheegle.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa ku guuleystay iney dilaan askariga, kana furtaan qori uu watay.
Sidoo kale ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay qaateen mooto uu watay askariga la dilay.
Askarigan ayaa kamid ah ciidamada dhawaan soo gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose, islamrkaana Shisheeyaha ku wehlinaya duulaankoooda.