Barnaamij Gaar ah: Ergooyinkii soo xulay Xillibaannada H/Shabeelle iyo Galmdug Oo lagu soo dhaweeyey Hiiraan.

Degmada Buq Aqbale ee wilaayada islaamiga Hiiraan waxaa lagu soo soo dhaweeyey Odayaal horay usoo xulay baarlamaannada maamullada Hir Shabeelle iyo Galmudug.

Odayaashan oo tiro badan ayaa ajiibay baaq dhawaan kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaas oo Ergooyinkii XIllibaannada loogu baaqay ” iney towbad keenaan” iskana diiwaan geliyaan wilaayaadka islaamiga ee Hiiraan.

Wariye Cabdullaahi Soomaali oo ka qeybgalay munaasabad Odayaashaas lagu soo dhaweynayay ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Halkan ka dhagayso Warbixinta Ergooyinka Hirshabelle iyo Gal Mudug.MP3

Sawirrada Munsaabadda lagu soo dhaweeyey Odayaashii hore ee soo xulay baarlamaannada maamullada Hir Shabeelle iyo Galmudug.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.